
Maxay Tahay
Doorashada
Codaynta Derajada ?
Xilligaan dayrta, dadka codeeya oo degan magaaladda Minneapolis,
waxay awood u helidoonaan in ay xul ukala sameystaan dadka ay u dooranaayaan sida
Duqa magaalada, Xubnaha xaafadda, Guddiga qiyaasta iyo Canshuurta, iyo Guddiga
qaabilsan (Park and Recreation). Codayntaan cusub waxa la yiraahda Codaynta
Doorashada ku dhisan xulka (Ranked Choice Voting) ayna codayn ku ogolaadeen dadka
degan Minneapolis sanakii 2006. Doorashada soo socoto ayey ahaaneysa markii ugu
horreysay dadka degan Minneapolis ay isticmaalaan nidaamkan cusub ee doorashada ah.
Maxay Tahay
Doorashada
Codaynta Derajada ?
Doorashada codaynta xulka
(RCV) waxay dadka codaynaaye
u ogolaanaysa in ugu
codeeyaan xulka ay ukala
hormarinaayaan illa seddex
musharax oo usu sharaxaaya
jaggooyinka loo doorto dawladda
hoose ee magaaladda
Minneapolis.Codaynta cusub
waxay midaynaysa dooroshooyinkii
aha Primary iyo
General Elections oo dhici
jiray Bisha November 3, 2009.
Sida
loo codaynayao.
Waxay la mid tahay sida
hadda aan u codayno, dadka
codeeya waxay buuxinayaan
warqadda loo isticmaalo
codaynta, laakin inta aad u
codayn lahayd hal musharax
keliya, waxaad awood u leedahay
in aad u codayso musharaxyo
kala duwan adigoo kala
hormarinaayo sida aad u jecashahay
mushaxa labaad iyo
kan seddexaad. Waxaad ku
calaamaynaysa xulka mushraxiinta
ugu horreya warqadda
lagu codeeyo safafka gudban
ee dhina midigta ah.
Warqadda lagu codeeyo, waxaad
ugu codayn karta mushariiba
safafka gudban.
Dadka codeeya waxay ukala
xulayaan illa seddex musharax
sida hoos la idinku tusaalayey.
Hadii codeeyaha u sameeyo
khalad marku calaameynayo
warqadda codbixinta, waxaad
codsankarta warqad cusub
aad ku codayso qofka masuulka
ah goobtaas doorashada.
Codadka sida
loo xisaabayo
Xulka ugu horreya ee codadaka
ee mushraxiintu oo
dhan inta lakala sooco aya
la xisaabaya. Hadii musharax
usan helin codadkii
lagu guulaysanayey. waxa
bilaabanaya habkii lagu kala
reebilaha musharaxiinta isla
markaasna codadka loo
wareejinlaha,

|